Daawo Sawirrada: Madaxweynaha dalka Kenya oo soo gaaray Muqdisho

1
8821

Madaxweynaha dalka Keynta Uhuru Kenyatta iyo wefdi uu hogaaminayo oo ka qeybgalaya shir madaxeedka wadamada urur goboleedka IGAD oo maanta ka dhici doona magaalada Muqdishu, madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay madaxweynaha dalka Kenya.

Horey ayaa waxaa dalka u soo gaaray madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn, iyadoo la filayo in mas’uuliyiinta kale ee shirka ka qeybgalaysana ay soo gaaraan magaalada Muqdisho.

14263966_1786179101619886_4159269293565401733_n 14265083_10154483004405480_5989167628410073807_n 14355148_10154483004320480_8446617757667147509_n14264855_871576132942953_4877383497507651701_n

2 3 4 5

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. shirka madaxda igaad waa guul noo soo hoyatay waayoo tani waxeeyka tarjumeysaa in wadankeeni ka baxay cabsidi caalamku ka qabay wadankeena.
    waxaan ognahay in maalmahaan oo ciid ah ay shacabkeena caasimadu culeys weyn dareemeen laakiin reer muqdisho waligoodba waxaa lagu yaqiin marti soorid iyo sabar badan,marka waxaan leenahay ehelkeena caasimada waad mahadsantihiin,waa saacado yar wadooyinkana waala furi doonaa sabra guusha iyo wanaagu idinkeey idiin dambeyn inshaa allaah.

    madaxda wadankeena timid waxaan leenahay soo dhawaada,waxaana illaaheyka baryeynaa inoow shirkaani ku dhamaado nabad iyo guul.

    dowladeena waxaan leenahay madaxda wadanka timid way badantahay
    waxaanse si qaas ah u tilmaamayaa madaxweynaha kenyo
    madaxweynaha kenyo waxaa beryahaan saarnaa culeys uga imaanaayay shacabkiisa oo dalbanaayo in qaadki soomaaliyo laga joojiyay la soo celiyo.waxaana shaki ku jirin inoow madaxweynaheena hor dhigi doono in markale la fasaxo qaadka sunta ah ee kenyo wadankeena keeni jirtay.

    hadaba mudane madaxweyne xasan waxeey shacabkaadu ajiibeen go,aanki aad qaadatay eed qaadka ku joojosay waana ku faraxnay dhamaanteen.
    maantase labo shay ayaa ku hortaalo oo ah in aad go,aankaadi ku adkeysato aadna badbaadiso wadankaada iyo shacabkaada taasna ku hesho ayidida shacabkaada iyo raali ahaanshaha illaahey waayoo qaadku waa xaaraan sida diinteenu sheegtay.

    iyo in aad dalabka kenyo qaadato ood qaadki soo celiso waana taariikh madow ood qoraneyso iyo halaagga wadankaada iyo shacabkaada.
    waxaan illaaheyka baryayaa in madaxdeenu aaneeyka noqon go,aankoodi,waayoo nin walba waa qowlkiis.

    soomaaliyo ha guuleysato allahana ka dhigo meel lagu soo hirto oo ka
    muuqato caalamkoo dhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here