Madaxweynaha Dalka Uganda oo bulshada ku amray inay guryaha ku jimicsadaan

Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa bilaabay in uu shacabkiisa tuso sida guryaha dhexdooda ugu jimacsan karaan, iyagoo dibadda guriga usoo bixin.

Arrinkan ayaa ka dambaysay kaddib markii waddooyinka waa wayn ee Kampala lagu arkay dad badan oo jimicsanayo oo wadooyinka ku ordaayo, maadaama la joojiyay dhammaan gaadiidkii ay isticmaali lahaayeen.

Madaxweynaha ayaa dadka amar ku siiyay in qofkii la arko isagoo magaalada ku dhex ordayo la xiro, arrinkaas badelkeedana qofka gurigiisa uu ku dhex jimicsan karo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here