Madaxweynaha DFS oo u ambabaxay dalka Eriteriya

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya.

Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa halkaas wuxuu  wada hadallo lagu xoojinayo xiriirka labada dal kula yeelanayo Madaxweynaha Eriteriya Mudane Isaias Afwerki, sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya.

Goor dhow la soco faah-faahino dheeraad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here