Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer maamul Goboleed ee Jubbaland “Sawirro”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubaland.

Madaxweynaha Jubbaland iyo xubnaha Guddiga ayaa ka wada hadlay arrimo la xiriiro doorashooyinka iyo masuuliyadda saaran Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbland.

Xubnaha Guddiga ayaa Madaxweynaha Jubbaland uga warbixiyey sida ay howlahooda u socdaan iyo waxyaabaha u qabsoomay Dhanka kale Madaxweynaha ayaa ku booriyay Xubnaha Guddiga  in ay howsha doorashada u maamulaan si hufan oo caddaalad iyo daahfurnaan leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here