Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo magacaabey Wasiiru Dowlayaal.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) ayaa magacaabey Wasiiru Dowlayaal ka mid noqanaya Golahiisa Wasiirada.

 

Akhriso: Liiska magacyada Wasiiru Dowlayaasha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here