Madaxweynaha Galmudug oo booqday deegaanka Gelinsoor ee G/Galgaduud

0
1400

Madaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane C/kariim Xuseen Guuleed ayaa maanta booqday deegaanka Gelinsoor oo ka tirsan gobolka Galgaduud.

Bulshada ku dhaqan deegaankaasi ayaa si diirran u soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Galudug iyo wafdiga uu hoggaaminayo ee maanta gaaray deegaanka Gelinsoor.

Madaxweynaha Galmudug ayaa kormeeray xarumaha adeegyada bulshada ee deegaankaasi sida cisbitaallada, dugsiyada waxbarashada iyo saldhiga booliiska ee deegaankaasi.

Wuxuu xilligan kulamo la leeyahay waxgaradka bulshada iyo mas’uuliyiinta maamulka ¬†deegaanka Gelinsoor oo ka tirsan deegaannada hoosyimaada maamulka Galmudug.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here