Madaxweynaha Galmudug oo dhallinyarada Gaalkacyo ku dhiiri-galiyay ka qeybqaadashada Nabadda

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta ka qeybgalay kulan Qado sharaf ah oo lagu sameeyey  duleedka Magaalda Gaalkacyo .

Casuumadda Madaxweynaha iyo mas’uuliyiinta kale ay ka qeyb-galeen ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay dhalinyarada magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha ayaa ku dhiri galiyay Bulshada iney ka qeyb qataan nabadda iyo horumarka Gobolka isla markaana ay si dhow ula shaqeeyaan Hay’addaha amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here