Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Gaalkacyo

1200

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug halkaas oo salaan sharaf ka qaatay ciidamada galmudug iyo mas’uuliyiin kale oo goobta ku soo dhaweeyay.

Madaxweynaha galmudug ayaa duleedka magaalada kula hadli doona bulshada kunool magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here