Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada

1970

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa goor dhow ku dhowaaqay golihiisa Wasiirada oo ka kooban 22 wasiir 22 wasiir ku xigeen iyo 8 Wasiiru dowlayaal.

Axmed Ducaale ayaa ugu baaqay xildhibaanada baarlamaanka Galmudug in ay ansixiyaan golihiisa wasiirada oo uu ku sheegay inay yihiin kuwo tayo leh.

Faah faahin dheeraad ah goor dhow la soco

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here