Madaxweynaha Galmudug oo rajo wanaagsan ka muujiyey wada hadalada u dhaxeeyo Galmudug iyo Ahlusuna (Dhageyso Wareysi).

3025

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa ka warbixiyey xaalada guud ee deegaanada Galmudug iyo Waxyaabaha u qabsamay Maamulkiisa.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in sababta uu ilaa weli ugu dhawaaqi la’yahay Golahiisa Wasiiradda ay tahay xal uu u raadinta khilaafka ka dhaxeeyo Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Dhageyso Wareysiga oo dhameys tiran

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here