Madaxweynaha Galmudug oo si diiran usoo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Xaaf “Sawirro”.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor Qoor) ayaa Duleedka Deegaanka Godinlabe si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxweynihii hore Dowlad Goboleedka Galmudug.

Wafdiga Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa loo sii galbiyey dhanka Caasimadda Dowladd Goboleedka Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here