Madaxweynaha Hirshabeele iyo James Swan oo ka wadahadlay arrimo ay doorashada kamid tahay +Sawirro

Madaxweynaha Hirshabeele, Cali Guudlaawe Xuseen iyo ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa  ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka iyo sidii is maandhaafka jira loo soo afmeeri lahaa.

Labada mas’uul oo ku kulmay magaalada Muqdisho ayaa isla soo qaaday ahmiyadda ay leedahay qabsoomidda doorasho lagu wada qanacsan yahay oo dalka ka dhacda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here