Madaxweynaha Hirshabeele oo maanta gaaray Warsheekh +Sawirro

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta gaaray degmada Warsheekh ayaa dhagax dhigay suuqa malaayga Degmada waxa uuna soo indha indheeyay xarumaha Maamulka iyo Cusbitaalka Magaalada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here