Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan isla markaana magacaabay Guddoomiye cusub

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilkii looga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Maxamed Caraale waxaana xilkaas loo magacaabay Mudane Cali Jeyte Cusmaan.

Guddoomiyaha cusub ayuu Alle uga rajeeyay in uu xilka la garab galo.

Halkan ka akhriso wareegtada 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here