Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo goor dhow u duulay magaalada Garowe “SAWIRRO”

0
1465

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed cabdulaahi farmaajo iyo Wafdi Balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa u duulay magaalada Garowe ee xarunta Puntland.

Magaalada Garowe waxaa haatan si wayn looga dareemayaa soo dhowaynata Madaxweynaha Dalka iyo wafdiga la sococda.

Madaxweyne Farmaajo inta uu ku suganyahay Puntland wuxuu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxda Puntland iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool deegaanadaasi.

XAALKA GAROONKA DIYAARAHA MAGAALADA GAROWE IYO DIYAAR GAROWGA SOO DHOWAYNTA MADAXWEYNAHA

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here