Madaxweynaha JFS iyo wefdi uu hugaaminayo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Nairobi+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya  mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimada Kenya halkaas.

Madaxweynaha qaranka iyo wefdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi oo ay uga qeyb galayaan shir ku saabsan horumarinta dadweynaha.

Qaar kamida wadooyinka waaweyn ee magaalada Nairobi ayaa lagu xiray calanka Jamhuuriyada Soomaaliya iyo astaamo kale oo muujinaya sida loogu diyaar garoobay soo dhaweynta madaxweynaha qaranka mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdiga safarkiisa ku wehlinaya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here