Madaxweynaha JFS oo hadda kulan la leh bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye

2458

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Safar dhanka Dhulka ah ku gaaray Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa hadda kulan la leh qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedreaalka soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa hadda kulan la leh qeybaha ka duwan ee Bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose,isagoo dhageysanayo Fikradaha iyo Talooyinka ay u hayaan Dowaladda.

Faafaahinta Warkan iyo Sawirrada Naga filo goor-dhow Insh-allah

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here