Madaxweynaha JFS oo Hambalyo ku aadan dhalashada Bisha barakeysan ee Ramadaan u diray Shacabka Soomaaliyeed

0
1322

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  hambalyo ku aaddan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan u diray Muslimiinta oo dhan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Madaxweynaha, ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay  in la iscafiyo, la isku naxariisto oo la is caawiyo, islamarkaana kuwa wax haysta ay afuriyaan kuwa kale ee aan waxbo haysan.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here