Madaxweynaha Jubaland oo waddo Kismaayo dhexmarta dhagax dhigay

1918

Madaxweynaha maamulka jubbaland Mudane Sheekh Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe)ayaa dhagax dhigey waddo laami ah oo kutaal Magaalada kismaayo wadadaasi oo maamulku sheegay in lagu samayn doono dayactir.

Dayactirka wadadaan ayaa waxaa ka qayb qaadanaya maamulka Jubbaland,shirkado ganicsi iyo hay’ado taageera maamulka Jubbaland oo ka howlgala Magaalada kismaayo.

Wadada la dayactirayo ayaa qiyaas ahaan gaareysa 17 km oo ka Billaabanaysa jaamacadda magaalada kismaayo oo kutaala dhanka waqooyi ee magaalada kismaayo illaa garoonka diyaaradaha magaalada kismaayo oo u jirawadada la dayactirayo  maaalada 12km.

                                              

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here