Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay wadahadalada Jubbaland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya “Dhageyso”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo oo xarun KMG u ah Jubbaland.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa uu soo dhaweeyey wahadala u socda Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Dowladda Federalka ee Soomaaliya waxaa uu sheegay in meel wanaagsan marayaan arrimaha wadahadala.

Waxaa uu sheegay in Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ugu baaqayo in laga gudbo khilaafaadka lagana shaqeeyo sidii leysku kaashan lahaaa.

Halkan ka dhageyso hadal jeedinta Madaxweynaha Jubbaland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here