Madaxweynaha Jubbaland oo guddiyada doorashooyinka u gudbiyay tartamayaasha kuraasta Aqalka sare.

Madaxweynaha Dowlada gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland u gudbiyay tartamayaasha qaar kamid ah kuraasta Aqalka sare ee Jubbaland.