Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Maamulka.

Madaxweynaha Koofur Galbeed, mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta soo saaray liiska guddiga doorashooyinka heer maamul goboleed, kaas oo ka kooban sideed xubnood oo labo haween ku jiraan.

Magacaabista madaxweyne Laftagareen ayaa imaanaysa xilli saaka uu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya shaaciyay liiska guddiga doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka ee heer federaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here