Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Magacaabay Xubnihii ka dhinnaa Golaha Wasiirada ee maamulkaasi

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen)  ayaa ku dhawaaqay xubnihii ka dhinnaa Golaha Wasiirada maamulkaasi oo ka kooban 15 Wasiir, halka wasiir ku-xiggeenada la magacaabay ay gaarayaan 25 Wasiir ku-xiggeeno.

 

Halkaan hoose ka Akhri Liiska Magacyada Wasiirada iyo Wasiir ku xiggeenada uu magacaabay Madaxweynaha Dawlad goboleedka Koofur Galbeed:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here