Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu  laabtay Magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta dib ugu  laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Garoonka Diyaaradaha Wafdiga Madaxweynaha waxaa kusoo dhaweeyey labada-golle Dowlada,Maamulka Gobolka Baay,kan Degmada Baydhabo,Cutubyo kabtirsan Ciidanka, ilaalada Madaxtooyada iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Baydhabo.