Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deggen yahay Caasimadda Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Cabdifataax Cabdulaahi Xasan.

Madaxda ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo howlgalada lagu ciribtiraayo argigixisada Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya deegaanno ka tirsan Koonfur Galbeed.

Kulanka ayaa ku soo idlaaday jawi is afgarad ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here