Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magaacabay Wasiiro cusub

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabey Wasiiro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Wasiirka dhallinyaradda iyo Ciyaaraha, Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka iyo Wasiirka Dastuurka ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Halkan hoose ka akhriso wareeegtada ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here