Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Sacuudiga Booqanayo

0
2335

Madaxweynaha Koonfur Galbeed  Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magaalada bareykan ee makka Al-mukarrama ee Borqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay xoghayaha guud ee ururka isku xirka caalamka islaamka Dr C/laahi Cabdi Al-muxsin Al-turki.

Shariif Xasan madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa ugu waramay xoghayaha  guud ee ururk isku xirka caalamka islaamka horumarada ka jira Jamhuuriyada Soomaaliya , waxa uuna ugu mahad celiyay boqortooyada Sacuudiga Carabiya mashaariicda horumarineed iyo tan bini’aadanimada ay ka fulineyso gobolada Soomaaliya oo idil.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here