Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay

1840

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar dibadda ah oo uu ku maaqnaa maalmihii la soo dhaafay.

Guddoomiyaha baarlamaanka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda ayaa garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde ku soo dhaweeyay madaxweynaha, isagoo si nabad ah ku tagay xarunta madaxtooyada.

Hadalkii uu madaxweynuhu jeediyay iyo warar kaleba dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonnaa hadduu Alle idmo.

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. iimaam ka mid ahaa iimaamadii afarta ahaa ee owka midka ahaa iimaam axmed bin xambal ayaa waxaa ow yiri hadii illaahey isiin lahaa dacwo maqbuul ah waxaan u duceyn lahaa qofka ummada mas,uulka ka ah.
    taasina waxeey ka tarjumaysaa doorka owleeyahay qofka masuul ummada ka ah.

    waxaan duco iyo salaan u dirayaa madaxweynaha anigoo ku faraxsan soo noqoshadiisa isagoo nabad ah, waxaana illaaheey uga baryayaa inoow siiyo caafimaad,iyo quwad oow ummadaan ugu adeego.
    waxaan kaloo ugu duceynayaa in ow iswaafajiyo isaga iyo madaxda talada la hayso una fududeeyo howsha culus ee hortaalo .waxaan kaloo illaaheey ka baryayaa in ow ummadeena ka dhigo kuwo loo talin karo kana bogsooda cudurka qabyaalada iyo kala qoqobida tusana dariiqa midnimada iyo walaalnimada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here