Madaxweynaha oo Ifraax Axmed u hambalyeeyay

1982

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u direy Ifraax Axmed oo ku guuleysatay biladda xuquuqda haweenka ee Afrika isagoo telefoon kula hadlay Ifraax oo ku sugan dalka Ingiriiska.

Madaxweynaha ayaa Ifraax ku bogaadiyay dadaalkeeda ku aadan u ololeynta dhowrista  xuquuqda haweenka Soomaaliya.

Ifraax Axmed oo ah gabar Soomaaliyeed isla markaana  u ololeysa xuquuqda haweenka ayaa xalay dalka Ingiriiska waxaa lagu gudoonsiiyay biladda xuquuqda haweenka Afrika taas oo ay bixiso hey’ad fadhigeedu yahay dalka UK.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here