Madaxweynaha oo kormeeray goobaha lagu keydiyo raashinka ciidamada “Sawiro”

8256

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeeray goobaha lagu keydiyo raashinka ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku yaala magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa kormeer ku sameeyey baqaarada lagu keydiyo raashinka ciidamada dowladda, isagoo dhinaca kalena hubiyey tayada raashinkaasi.

Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxweynaha JFS ayaa sidoo kale hubinayey in ciidamada dowladda ay helaan ama lasiiyo raashinka ay xaqa u leeyihiin.

Hadaba Daawo Sawirada Madaxweynaha

Xigasho SONNA

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here