DAAWO SAWIRADA-Madaxweynaha oo shacabka kula ciiday goobo ku yaalla magaalada Muqdisho “SAWIRRO”

1
7334

Muqdisho, 18 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kumanaan shacab ah kula ciiday goobo ku yaalla magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn booqdey xeebta Liido halkaas oo uu ku gacan qaadey qaar ka mid ah kumanaan qof oo halkaasi ku qaadanayey maalintii labaad Ciidul Fitriga.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal kooban jeediyay ayaa mar kale shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda, isagoo isla markaana farey inay isku naxariistaan.

Waxaa kale oo uu Madaxweynaha booqdey goob ay carruurta ku cayaaraan, halkaas oo ay ka socotey munaasabad gaar ah oo carruurta lagu madadaalinayey.

Madaxweynaha waxaa munaasabadahaasi ku wehliyey mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.

-DHAMMAAD-

 

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (7) unnamed (8) unnamed (9) unnamed (10) unnamed (11) unnamed (12) unnamed (13) unnamed (14) unnamed (15) unnamed (16) unnamed (17) unnamed (18) unnamed (19) unnamed (20) unnamed (21) unnamed (22) unnamed (23) unnamed (24) unnamed (25) unnamed (26) unnamed (27) unnamed (28) unnamed (29) unnamed

 

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. Waa guul u soo hoyatay soomaalida is jecel oo walaalaha ah
    Madaxweyne xassan iyo dowladiisaba waa inay ku da,daalaan dhismaha dalka iyo horumarkiisa iyo sidii baahida looga bixi lahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here