Madaxweynaha oo xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka 2016

0
3142

Muqdisho, 17 June 2016 (Villa Somalia)—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016-ka.

Guddigan oo ka kooban 22 xubnood ayaa lix ka mid ah ay yihiin haween.
Magacyada xubnaha ka mid noqonayaa guddigan ayaa kala ah:

  1. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa
    2. Maxamed Jaamac Mursal
    3. Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen
    4. Sahra Maxamed Cali Samatar
    5. Maxamed Cabdi Xayir
    6. Saalax Axmed Jaamac
    7. Maxamed Keynaan
    8. Nafiisa Geedi Santuur
    9. Cabdiraxmaan Xabashow
    10. Baarliin Cadami
    11. Cabdiweli Xersi Cabdulle
    12. Saadiq Abshir Garaad
    13. Aadam Ibraahim Aw Xersi
    14. Cabdicasiis Sheekh Xuseen
    15. Cabdiraxmaan Aadan Sate
    16. Maxamed Cabdi Nuur
    17. Xuseen Qaasim Yuusuf
    18. Cabdullaahi Salaad Yaroow
    19. Axmed Maxamed Saciid
    20. Fardowsa Maxamed Ducaale
    21. Aamina Cabdullaahi Dheerow
    22. Raaxo Maxamed Janaqow

Guddigan waxaa hawshiisu noqon doontaa dejinta qorshe hirgelin oo faahfaahsan, jadwalka doorashada (kalandarka doorashada) iyo inuu ku dhawaaqo taariikhda ay dhacayaan doorashooyinka sannadka 2016.

—————–DHAMMAAD——————

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here