Madaxweynaha Puntland oo amar ka soo saaray agab ka soo dega Dekeda Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo agab ka soo dega Dekeda Boosaaso, gaar ahaan caagadaha mustacmalka ah ee horay loo isticmaalay.

Amarkan ayaa lagu faray Wasaaradaha Maaliyadda, ganacsatada,  laamaha Amniga, maamulka Dekeda iyo Taliska Booliska inay fuliyaan kuna dhaqaaqaan dhaqan gelintiisa,waxa uuna u qoraa sidatan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here