Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay waddooyin muhiim ah “SAWIRRO” “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowladgoboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni , ayaa dhagax dhigay Shan waddo oo laami ah kuwaasi oo laga hirgelinaayo caasimadda Garoowe.

Waddooyinkan ayaa kala ah Waddada Necsom, Towfiiq, Injida , Jidka 30-ka iyo Wadajir. Waxaana tani qeyb ka tahay qorshaha horumarinta magaalooyinka maamul goboleedka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here