Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wasiirka Kalluumeysiga iyo Wasiiru dowlaha Maaliyadda Dalka “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxtooyada Puntland Caawa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim.

Wasiiradan ayaa qayb ka ahaa Wafdigii la socday Ra’iisul Wasaare Rooble oo shalay gelinkii danbe gaaray magaalada Garoowe, kuwaasi oo kulama kala duwana la leh Madaxda Puntland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here