Madaxweynaha Puntland oo safar ugu ambabaxay dalka Itoobiya “SAWIRRO”

Madaxweynaha maamulka Puntand Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Itoobiya.

Mudane Saciid Cabdullaahi iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha kusii sagootiyey Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, xubno ka tirsan goleyaasha, Saraakiil Madaxtooyo iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha Puntland oo Shacabka Puntland la hadlay ayaa ugu baaqay in ay mar walbo door muhim ah ka qaataan dhismaha dowladnimada Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here