Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jabuuti oo gaaray Beledweyne

1846

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo oo uu kamid yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Wefdigan balaaran ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Beledweyne ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo halkaasi joogay ,maamulka gobolka, saraakiisha AMISOM iyo boqolaal dadweyne ee ku nool magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here