Madaxweynaha Soomaaliya oo furey shirka maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud “Sawirro”

3410

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Cadaado si rasmi ah ugu furey shir maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud, waxaana furtitaanka shirka goob joogka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, Odayaal, Siyaasiyiin iyo diblomaasiyiin.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  Madaxweynaha  Soomaaliya oo furitaanka shirka khudbad dheer ka jeediyay ayaa bogaadiyay dadaaladii loo soo galay in shirka uu maanta furmo waxaana uu sheegay in shirkan uu socon doono muddo 45 cisho ah isagoo odayaasha ka soo jeeda labada gobol ugu baaqay in ay shirkan ka soo saaraan wax ay isku waafaqsan yihiin.

Sidoo kale furitaanka shirka ayaa waxaa ka hadlay mas’uuliyiin kala duwan waxaana furitaanka shirkan uu ahaa mid si aad ah loo sugayay iyadoo dowladda Soomaaliya ay dadaalo badan ay gelisay qabsoomida shirkan.

vlcsnap-2015-04-16-21h05m31s200 vlcsnap-2015-04-16-21h05m56s149 vlcsnap-2015-04-16-21h06m28s5 vlcsnap-2015-04-16-21h06m38s109 vlcsnap-2015-04-16-21h06m55s23 vlcsnap-2015-04-16-21h07m08s158 vlcsnap-2015-04-16-21h07m20s25 vlcsnap-2015-04-16-21h07m33s161 vlcsnap-2015-04-16-21h07m42s231 vlcsnap-2015-04-16-21h07m59s152 vlcsnap-2015-04-16-21h08m14s45 vlcsnap-2015-04-16-21h09m13s118 vlcsnap-2015-04-16-21h09m28s0 vlcsnap-2015-04-16-21h10m04s122 vlcsnap-2015-04-16-21h10m21s15 vlcsnap-2015-04-16-21h10m34s170 vlcsnap-2015-04-16-21h10m46s29 vlcsnap-2015-04-16-21h11m01s181 vlcsnap-2015-04-16-21h11m12s33 vlcsnap-2015-04-16-21h11m21s124 vlcsnap-2015-04-16-21h11m28s207 vlcsnap-2015-04-16-21h11m40s32 vlcsnap-2015-04-16-21h12m05s66 vlcsnap-2015-04-16-21h12m14s141

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. Masha Allah ilahay mahadisa manta waa malin Aad ikuqima badan waxan farin udiraya dadka dagsn Gobolada g/dhaxe in ee isracan oo mamul fican dhistan madaxweuna somali Aad ayan ukugu mahad celinaya sida oo ukugu dolqaday iyo waqtika badan oo kubixiye cadaado iyo dhusaamareeb guul insha Allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here