Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Kenya

0
1404

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo si heer sare ah loosoo dhaweeyay wafdiga Madaxweynaha.

Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka Kenya Maalinta Beri ah kaga qeyb galaya Xafladda Caleema saarka madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyaata oo markale ku guuleystay doorashadii ka dhacday dalkaasi.

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ilaa iyo 11-Hogaamiye la xaqiijiyay iney ka qeyb gelayaan xaflada Caleemasaarka Madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here