Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta u dhoofay dalka Turkey

2185

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa maanta u amba_baxay dalka Turkiga halkaas oo uu kula kulmi doono inta uu ku suganyahay mas,uuliyiin katirsan dowladda Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya mudane xassan Sheekh Maxamuud oo ay garoonka ku sagootiyeen mas,uuliyiin katirsan labada gole ee dowladda federaalka ah ayaa marka uu idleysto safarkiisa Turkey waxa uu tegi doonaa wadanka Jordan oo uu casuumaad rasmi ah ka helay boqorka dalkaas.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here