Madaxweynaha Soomaliya iyo Amiirka dalka Qatar oo qadka Telefoonka ku wada hadlay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya iyo Amiirka dalka Qatar ayaa qadka Telefoonka uga wada hadlay xoojiintaiyo horumarinta xiriirka labada dal.

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta qadka teefoonka kula hadlay  amiirka dowladda Qatar Shiikh Tamiim bin Xamad Al-thani.

Madaxweyne  Farmaajo iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojinta  xiriirka labada dal iyo Arrimaha gobalka.