Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Ordagan oo Qaramada Midoobay ku tilmaamay in ay Burburtay.

0
3763
 Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Ordagan oo ka hadlay Caasimadda Turkiga ee Ankara ayaa Qaramada Midoobay ku tilmaamay mid jileeceedu uu Xadka dhaafay, marka ay timaado la xisaabtanka Yahuudda.

Madaxweeyne Ordagan ayaa ku tilmaamay in la joogo dhamaadkii Hay’adda ay ku mideeysanyihiin wadamada Caalamka ee Qaramada Midoobay, madaama aysan waxba ka dhihin gabood fallada Yahuuddu ay kula kaceeyso dadka dulman ee ree Falastiin.

Hadalka Madaxweynaha Turkiga ayaa yimid ka gadaal markii ay 60 qof oo Falastiiniyiin ah  yahuudda auy ku xasuuqday deegaanka Gaza hal maalin oo Kaliya.

Turkish President and Leader of the Justice and Development Party (AK Party) Recep Tayyip Erdogan delivers a speech during the AK Party’s parliamentary group meeting at the Grand National Assembly of Turkey (TBMM) in Ankara, Turkey on March 6, 2018. / AFP PHOTO / ADEM ALTAN (Photo credit should read ADEM ALTAN/AFP/Getty Images)
Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here