Madaxweyne Farmaajo oo Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Norway “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo kula yeeshay Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg.

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo dar dargelinta taageerada dowladda Norway ay siineyso Soomaaliya.

“Waxaan uga mahadcelinayaa Norway kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaadaneyso xoojinta hay’adaha dowladda iyo dib u habeynta dhaqaalaha dalka”.ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here