Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib shir uu Magaalada Asmara kula soo yeeshay dhigiisa dalkaas Isaias Afwerki, waxaan Madaxweynuhu ka hor socdaalkiisa Asmara u ka yimid magaalada Qaahira oo uga qeybgalay shirkii looga hadlayey rabshadaha ka dhacaya dalka Suudan.

 

Madaxweyne Farmaajo ayaa safaro shaqo ku tegay dalalka Masar iyo Eritrea, isagoo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka looga hadlayey arrimaha ka taagan Wadanka Suudaan, waxaana uu Madaxweynuhu sheegay in xasiloonida iyo midnimada Suudaan ay muhiim u tahay deganaashaha Qaaradda.

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here