Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa dib ugu soo laabtay dalka kaddib safar labo maalmood ah oo ay ku joogeen dalka Itoobiya.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka Itoobiya kula soo kulmay qaar kamid ah Madaxda dalalka Africa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here