Madaxweyne Farmaajo oo Dhiig u shubay dadka ku dhaawacmay Qaraxii Shalay ka dhacay Muqdisho (SAWIRRO)

0
2269

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa tagay Isgoyska Soobe oo shalay uu ka dhacay Qarax maleeshiyaadka Argagixisada ah ay ku xasuuqeen Shacab Maato ah.

Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa sidoo kale tagay Isbitaalada la dhigay dadka Dhaawacyada qaba, iyadoo sidoo kale Madaxweynuhu uu dhiig u shubay dadka Dhiiga u baahan ee ku dhaawacmay Qaraxa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ka geysteen magaalada Muqdisho.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here