Madaxweyne farmaajo oo gaaray Kismaayo

1467

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed  Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad Gobolleedka  Jubbaland.

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa waxaa magaalada ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, xubno ka tirsan maamulka Jubbaland iyo qaybaha bulshada halkaasi ku nool .

Wafdiga Madaxweynaha ayaa la kulmidoona saacadaha soo aadan madaxda dowlad Gobolleedka Jubbaland oo ay kala hadli doonaan  arrimo la xiriira la dagaallanka  kooxaha Argagixisada ah iyo  arrimaha Federaalka si loo dar dar geliyo howlaha horyaalla Dowladda  Federaalka.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here