Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baydhabo si uu uga qayb-galo xafladda caleemasaarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).

halkaan hoose ka daawo soo dhaweynta