Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka qaybgalay xaflad qalinjabin ah

0
1110

Munaasabadaan ay ku qalin jabinayeen 61 arday oo ka baxay saddex kulliyadood ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, ayadoo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka socota gobolka Mudug oo uu ku jiro madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo marti sharaf kale.

tirada ardada ayaa ahayd 61 arday waxayna ka qalin jabinayaan sadax kulyadood oo kala duwan kulyada caafimaadka qeybteeda  kal kaaliyaha caafimaad 18 araday ayaana ka qalin jabinaaaya kulyada kumbuyuutar sayniska qeybata ITGA waxaa ka qalin jabinaya 21 arday ganacsiga maamulka iyo maareeyntana waxaa ka qalin jabinaya 21 araday”

Faaiso axmed oo iyadu ku hadleeysay magaca ardayda wax ka baratayjaamacadaasi ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay in galkacyo ay ku qaadato waxbarashada heerka jaamacada

“Anigoo ku hadlaya magaca arday dhameeysatay waxbarashadii koowaad eejaamacada waxaan aad ugu faraxsanahay in anagoo joogna gurigeeniislamarkaan la nool waalidkeen caruuraheeni in aan dhameeysanowaxbarasho jaamacadeed sidaa darteed waxaan jeclahay aniga iyo intaila midda in aan kasii wadno waxbarashadeena magaaladsa galkacyo”

Gudoomiyaha  dagmada Galkacyo bile diini cali iyo gudoomiyaha gobalkamudug aweeys cali saciid iyagoona ugu hambalyeey ardayda dadaalkawaxbarasho ee ay muujiyeen

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug c/samada nuur guuleed oo ugu danbeeyntii ardayda kula dar daarmay in maadooyinkii ay barteen ay ugu adeegaan bulshada inteeda kale

“waxaan ugu horeeyn idinkaga mahad celinayaa dadaalka waxbarasho ee aad muujiseen, marka waxaan idinkula dar daarmaayaa in aydan noqan kuwa markeey wax yar bartaan u hanqal taaga tahriib, wax yaala ma jiraan Yurub ee aad noqataan kuwa uga faa’iideeya dadkooda maadooyinka aad barateen”.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here