Madaxweyne Lafta-gareen oo guddoomiyey shirka golaha wasiiradda Koonfur Galbeed “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir guddoomiyey shirka golaha wasiiradda dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo todobaadkan looga hadlay arrimaha amniga, dhaqaalaha iyo gargaarka.

Waxaana shirka warbixin ku saabsan waxyaabaha u qabsoomay wasaaradda laga dhagaystay wasiirka wasaardda Dastuurka iyo howlwadeenada Wasaaradda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here